Safiirkii Imaaraadka u joogay Soomaaliya oo la bedelay iyo mid cusub oo la magaacabay

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Ahmad Juma Al Rumaithi, uu noqonayo safiirkooda cusub ee u fadhin doona … Continue reading Safiirkii Imaaraadka u joogay Soomaaliya oo la bedelay iyo mid cusub oo la magaacabay